Wasiirka Wasaarada Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumada Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cismaan ayaa sheegay in shaqo abuur loo sameynayo dhalinyarada Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dalka ay joogaan dhalinyaro wax baratay oo Jaamacadaha Dalka ka baxday balse aan shaqo heyn.
Waxa uu tilmaamay in dhalinyarada wax baratay ay xaqu u leeyihiin iney dalka ka shaqeystaan isla markaana shaqo loo abuuro.
Hoos ka Dhageyso Codka:-