DAAWO:- Shacabka Soomaalida Ee Jig-Jiga Oo Dhigay Dibedbax Lidi Ku Ah Kuwa Xabashida Iyo Oramada.

0

Maamulka Soomaalida Itoobiya ayaa soo Qaban qabaabiyey Banaanbax Looga Soo Horjeedo Kacdoonka Amxaarada iyo Oromadu ay ka wadaan Qaybo kamid ah dalka Itoobiya, Sidoo kalana Taageero loogu muujiyey Dawlada dhexe ee Itoobiya.

Banaanbaxan ka dhacay Jigjiga ayaa wuxuu kusoo Beegmayaa, Xili Dhowaan Madaxwaynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar walaac Xoogan ka muujiyey Kacdoonka ay wadaan Amxaarada Itoobiya

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO


Waxii Kasoo Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media