DHAGEYSO:- Xasan Sheekh oo Fariin Hanjabaad ah u diray Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Soomaaliyeed

0

Sii hayaha Xilka Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay qasab tahay in Haweenka Soomaaliyeed ay ka qeyb galaan Siyaasada Dowladda Cusub.

Waxa uu sidoo kale sheegay in aysan aqbali doonin in la xaqiro doorka Haweenka Soomaaliyeed ee ka qeyb galka Siyaasada.

Waxa uu sidoo kale fariin iyo Hanjabaad u diray Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Soomaaliya, waxa uuna sheegay in laga doonayo in ay qasab ku soo qoraan Xildhibaanada Haweenka ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-