Qaar ka mid ah Wariyaasha Magaalada Muqdisho ka howlgala ayaa si cad ugu soo horjeestay Warqadii ka soo baxday Maareeyaha Guud ee Garoonka Muqdisho.
Sidoo kale waxa ay Wariyaasha ka soo horjeesteen in la Caburiyo Saxaafada Soomaaliyeed gaar ahaan Saxaafada gobolka Banaadir ka howgasha.
Waxa ay tilmaameen in horay ay ugu dhibanaayeen gelitaanka garoonka diyaaradaha ee Muqdisho isla markaana agabkooda uu baari jiray EEY maanta ay dhib kale ku soo korortay.
Hoos ka Dhageyso Codadka Aragtida Wariyaasha Muqdisho:-