Aqoonyahan Cabdul Cabdi Xaashi (Budhug) oo kamid ah qurbajoogta ku nool magaalada Seattle ee dalka Mareykanka ee kasoo jeeda magaalada Caabudwaaq ayaa isagoo la hadlaya bahda saxafaada waxa uu baaq nabadeed u diray bulsho weynta Caabudwaaq.