DHAGEYSO:- Musharax Cumar Cabdirashiid oo ku Wajahan Magaalada Qardho

0

Sii hayaha xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta ku wajahan magaalada Qardho ee gobolka Bari sida ay sheegeen maamulka degmada Qardho.

Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa in uu kulamo kala duwan la qaato waxgaradka kunool degmada Qardho ee gobolka  Bari, waxaana ay ka wada hadli doonaan arimo badan oo ay ka mid yihiin doorashooyinka lagu wado in ay Soomaaliya ka dhacaan Sanadkaan.

Safarka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke sii hayaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu ku tagaayo Magaalada Qardho  ayaa lagu sheegay ujeedkiisa ugu weyn in  tahay sidii Waxgaradka uu ugala hadli lahaa arimo ay ka mid yihiin Doorashooyinka sanadkan la filayo in ay Dalka ka dhacaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-