DAAWO: Xeer Ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Maxuu Ka Yiri Dacwada Badda? (Waxbadan Ogoow)

0

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka soomaaliyeed oo lahadlay shacabka soomaaliyeed ayaa sheegay in niyada dajiyaan islamarkaa usoo duceyaan gudiga doolada soomaaliya usoo dirsatay maxkamada caalamiga ee Hegue.

Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in wax waliba ay ka hagran doonin kiiska bada soomaaliyeed waxaana oo sheegay in cadeymo rasmi ah soo bandhigi donaan.

Xogo gaar ah Badweyn.com heshay ayaa shegaya in soomaaliya aan heysan garyaqaan caalami ah oo soomaali waxaana soomaaliya badeeda difaaceyso laba garyaqaan oo kasoo jeedo dalalka mareekanka iyo faransiis.

Lama oga sida xaalka noqon doono wallow haatan la sadaalinaayo in soomaaliya ku guuleysan doonto dacwadaan inkastoo labada maalmood ee ugu danbeyse wax badan isbadeli donaan.

 

 

HOOS KA DAAWO