Golaha amaanka QM ayaa fadhi deg deg ah ka yeelanaya wararka soo baxaya ee sheegaya in duqeyn uu Mareykanka ku dilay 62-askarta Militeriga dalka Suuriya kuwaasi oo la sheegay inay ku sugnaayen magaalada Deyru Soor.
Mareykanka ayaa sheegay in si qalad ah ay u duqeeyen magaladaasi balse markii ay ogaadeen in ciidanka qaranka Suuriya joogan ay weerarada ka istaajiyeen.
Wasaradda arimaha dibada Raashka ayaa sheegtay in duqeyntaasi ay handadayso heshiiska Rashka iyo Mareykanka.