DHAGEYSO:- Qorshe lagu Hormarinayo Magaalada Hargeysa oo ka socda Magaaladaasi

0

Xoghayaha Dowladda Hoose ee Magaalada Hargeyso Axmed Darajo ayaa ka warbixiyay halka uu marayo qorshaha baca ururinta ee ka soconayo Magaalada Hargeysa.

Waxa uu sidoo kale ka warbixiyay halka uu marayo Barnaamijka uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Somaliland ee ahaa nadiifinta iyo bilic soo celinta Magaalada Hargeyso.

Waxa uu sidoo kale ganacsatada Magaalada Hargeysa ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan hormarinta iyo nadiifinta Caasimada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-