Gudoomiye ku Xigeenka dhanka Arrimaha bulshada ee Maamulka gobolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan ayaa sheegay in Muran adag uu ka taagan yahay qeybsiga Xildhibaanada Maamulka loo sameynayo gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Waxa uu sidoo kale sheegay in beelaha qaar ay isku fahmi la yihiin qaabka ay u qeybsanayaan Xildhibaanada Cusub ee Maamulka loo sameynayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Waxa uu xusay in ay socdaan dadaalo lagu Xalinaayo murankaasi isla markaana odayaasha dhaqanka labada dhinac ay rabaan in xaalada la dajiyo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-