WAR DEG DEG AH:- Fanaan Caan ah oo Muqdisho lagu dilay

0

Koox Bastooladleey ah ayaa Salaadii Maqrib ku Dishay Masaajid ku yaala Degmada Waabari Ee Gobolka Banaadir  Fanaanka Cabdi Maxamed (Safaari) oo ka tirsan Kooxda Onkod.

Dilka Marxuun Cabdi Maxamed Safaari ayaa waxaa Xaqiijiyay Taliyaha Kooxda Onkod  Abwaan Maxamed Maxamuud Shido.

Kooxdii Bastooladleyda aheyd ee Fanaanka Dilay ayaa markiiba goobta ka Cararay.

la soco Wixii soo kordha..