DHAGEYSO:- Howlgalo Culus oo laga sameeyay Degmada Xudur iyo Dadkii ugu badnaa oo lagu soo qabtay

0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa Maanta dhagax dhigay Xarun Cusub oo ay ku shaqeynayaan qeyb ka mid ah Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafiko.

Taliyaha ayaa sheegay in Xaruntaan ay tahay mid Muhiim ah oo loo baahan yahay in dhismaheeda laga wada qeyb qaato.

Taliyaha ayaa sidoo kale ka sheekeeyay hormarada Ciidanka Booliiska Soomaaliya iyo isbadalka ku socda gaar ahaan qeybaha Tababarada iyo qalabeynta.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa hogaanka iyo Ciidanka Ilaalada Wadooyinka ee Taraafiko ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Xaruntaan.

Waxa uu sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in loogu baahan yahay in ay ka qeyb qaataan dhismaha Xaruntaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-