WAR CUSUB: Kornayl Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) Oo Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho.

0

Wararka naga soo gaaraya ilo wareedyadeena ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Kornayl Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) uu shalay subax dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa Kornayl Bare Hiiraale oo dhawaahan ku sugnaa magaalada Nairobi uu maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Majiraan ilaa hadda warar faah faahsan oo kasoo baxaya ujeedada ka dambeysa in uu Kornayl Bare Hiiraale dib ugu soo laabto magaalada Muqdisho.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media