Waxaan Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij Dood wadaag ah oo Lagu Falanqaynayo Arimaha Badda Soomaaliya iyo Dacwada kala dhaxaysa Dawlada Kenya.
Barnaamijka oo ay ka qayb Galeen Aqoonyahano Soomaaliyeed oo kala duwan ayaa lagu soo bandhigay Khilaafkan Xiliga uu soo bilowday.
Waxaana sidoo kale la shaaciyey in Badda Somalia ee la damcay inuu ku Jiro Khayraad Badan, Taasi oo keentay in Wadamo badan ay ku dhiiri geliyaan Kenya, Waxaana la sheegay inay Ka dambeeyaan Shirkado kasoo jeeda Wadamo ay ka mid yihiin Norwey, Maraykanka iyo Faransiiska Shirkado kasoo Jeeda.