Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa caawa oo ay taariikhda ahayd 16-09-2016 ku geeriyooday degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo Allaha u Naxariistee Marxuum Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto).

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Maxamed Wacays, gaar ahaan xaaski iyo caruurtiisa iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto) , waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto) , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Kornayl Aden Maxamed Wacays (Aden Koronto) janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

 

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii