FOOTBALL+DHAGEYSO: KA WARAN KOOXDAADA, Waxaa Maanta Marti Ku Ah Wariye Saalax Cusmaan Diiriye (Sona)..

0

Waxaannu dib usoo celinney barnaamijkii Ka Warran Kooxdaada oo ah mid ay taageerayaashu nagula wadaagi karaan kooxaha ay kala taageeraan.

Waxaana qaybtan marti ku ah weriye Saalax Cusmaan Diiriye (Sona) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ee dalka Somalia.

Haddaba, halkan hoose ka dhegeyso waraysiga oo uu qaadanayo soo saaraha qodobkan oo ah Maxamed Xaaji.

FG: Barnaamijkani waa mid u furan taageere kasta, goor kasta, goob kasta oo uu joogo.

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

sonna

gool-fm