Wakiilka Urur goboleedka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka taageerayaan doorashooyinka la filayo iney ka dhacaan Soomaaliya.
Waxa uu sidoo kale sheegay in IGAD ay diyaar u tahay in ay taageerto doorashada Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay hormar ku talaabsatay, loona baahan yahay sida uu sheegay in in la taageero.
Bilaha soo socda ayaa lagu wadaa in doorashooyin ay ka dhacaan Soomaaliya, waxaa soconaa qaban qaabada iyo u diyaar garowga doorashada.
Hoos ka Dhageyso Codka:-