DAAWO VIDEO:- Wariye C/Casiis Afrika oo ka hadlay Qaabkii loo dhaawacay, Fariina u diray Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka

0

Wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo Xalay lagu dhaawacay magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay sida ay wax u dheceen iyo dhaawaca soo gaaray.

“Waxaa i soo weeraray Ciidanka xooga dalka Somalia ,lug ayaan ka jabanahay ,tan kalena waa dhaawac, Waxa i soo weeraray maaha Al-Shabaab ,waxaana rajeeynayaa in taliyaha Ciidanka iyo Dowladda Somalia wax ka qaban doonaan “ Ayuu yiri.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

https://www.youtube.com/watch?v=uJwIZD4BWPk