WAR DEG DEG AH: Ciidamada Kawada Tirsan Kuwa Dawladda Oo Ku Dagaalamaya Muqdisho.

0

Wararka hadda nasoo gaaraya ayaa sheegaya in rasaas xoog leh ay goor dhoweyd ka dhacday Wadada Maka Almukarama agagaarka Isgoyska Jubba ilaa Dajirka Dahsoon.

Rasaasta oo ahayd mid la is weydaarsanayo ayaan la ogeyn waxa sababay iyo cidda ka dambeysa.

Dadka ku dhowdhow degankaasi ayaa mar kaliya maqlay rasaasta, waxaana soo baxaya faahfaahintii ugu horeysay ee rasaasta dhacday.

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media