Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in guryo ku yaalla Xamar ay si sharci daro ah ku dhistaan Ganacsatada Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay in bixinta iyo fasixida guryaha in masuul ay ka tahay Dowladda Hoose ee Xamar, waxa uuna xusay in cid kale aysan bixin karin dhul ama aysan dhisi karin.
Gudoomiyaha gobolka banaadir ayaa sidoo kale sheegay in cid walbo oo guri sharci daro ah dhisato si adag loola Xisaabtamayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-