DHAGEYSO:- Wasiirka Maaliyada Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya oo beeniyay Eedeymo loo jeediyay

0

Wasiirka Maaliyada ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Sheekh Xasan Lug buur ayaa beeniyay warar sheegaya in dhaqaalaha Maamulka si gaar ah loo isticmaalay.

Waxa uu sidoo kale beeniyay in Wasiiro ka tirsan Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya ay dano gaar ah ku qabsadeen dhaqaalaha Maamulka Koofur galbeed.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan sidii ay ula Xisaabtami lahaayeen Hay’adda Maaliyada ee Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-