DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Siyaasi Caydaruus oo banaanka soo dhigay Sirta ka dambeysa Sababta ay isku mari la'a yihiin Madaxda Soomaalida

0

Siyaasi Caydaruus Maxamed Cabdi oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee weli ka soconayo Muqdisho.

Waxa uu sheegay in shirkaan Mudada dheer ka socda magaalada Muqdisho ay suurta gal tahay in uu dib u dhaca ku yimaado Doorashada Soomaaliya Markale.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in doorashada ay ku dhacdo waqtigii loogu talagalay , islamarkaana ay haboon tahay in la tixgaliyo go’aankii Beesha Caalamka.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-