DAAWO:- Maxaa u qabsoomay Dowladda Federaalka Soomaaliya Isbuucii la soo dhaafay?..

0

Madaxweynaha oo Saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasada Dalka,

, Saldhig cusub oo Booliis ah oo la dhagaxdhigay,

Ciidamada XDS oo la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole,

Soomaaliya iyo Sudan oo kala saxiixday Heshiis Waxbarasho,

Dhismayaal Sharci daro ah oo la burburiyey,

Ceel Biyood laga hirgelinayo Xarunta Agoonta ee Boondheere,

Madaxweynaha oo soo saaray Wareegtada Hab-raaca Shaqada Dowladda ee waqtiyada Doorashada,

Shirka Madasha Hoggaanka Qaran (Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada) oo ka furmay Muqdisho 6dii September

, Xarun Caafimaad ee deegaanka Kaxda oo la dhagaxdhigay,

Arday tababar la xiriira Koontarooka Hawada u ambabaxay Kenya iyo Madaxweynaha Puntland oo Dhagax-dhigay Isbitaalka Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

weekly weekly1-1 weekly2 weekly4-1 weekly5