DIGNIIN: Daawo Al-Shabaab oo soo saartay Film Cusub oo naxdin leh, Askar la tooganayo & Weeraro toos ah

0

Kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ay baraha Internetka ku baahisay Filim ay dhawaan soo saartay kaas oo arimo badan ku soo bandhigeen.

Kooxda oo Dagaal culus kula jirta Dowlada somaliya Maamulada dalka ka jira iyo Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay filimkan ku soo bandhigayaan dagaalo ay ku qaadeen deegaano ay la,wareegeen iyo dagaalo toos ah oo dhacay.

Filimka yaa waxaa uu soconayaa 40 Daqiiqo kaas oo waxyaabo badan ay ka so muuqanayaan sida dagaalkii Awdheegle,Mubaarag,iyo yaaq biriweyne.

1 2 3 4 5 6