Gudiga Maaliyada Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay furitaankii aqoon isweydarsi ku saabsan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada qaranka oo lagu qabtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Aqoon isweydaarsigasi oo socondoono mudo toban maalmood ah waxaa looga doodi doonaan Sharciga Maaliyada & Maareynta Maaliyada dalka iyadoo ay sidoo kale ka qeybgalayaan xubno ka socda wasaarada maaliyada iyo qubaro ka socda Bangiga aduunka iyo IMF.
Xuseen siyaad caato oo la taliye ka ah wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya isla markaana ka qeybgalaya tababarkaasi ayaa waxa uu sheegay in gudiga uu ka caawin doono Sharciga maamulka Lacagta.
Hoos ka Daawo Sawirada:-