Maamulka ahlusuna waljameeca ee ka arimiya magaalooyin ay ka mid yihiin dhuusa mareeb iyo guriceel oo ka tirsan galgaduud ayaa waxa ay maanta utahay maalinta koowaad ee bisha barakaysan ee ramadaan.
Shalay oo bisha ay kow aheed malaga soomin goobaha ay ka tilyaan ahlusuna waxa ayna sheegeen in ay arigti ka soomayaan.
Dadka shacabka aha aya sheegay qaar kood in ay soomeen maadaama ay shalay aheed maalinta 1 aad ee ramadaanka.
Dunida islaamka ah shalay waxa ay u heed maalin kuween maadaama loo dabaal gelayay bilashada bisha barakaysan ee ramadaanka.