Iyadoo dhawaan uu Iska Casilay Xilkii Taliyaha Qeybta Gobolka Banaadir Gen Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa waxaa Booskaasi loo Magacaabay Taliye Cusub.
Bishaar Abshir Geedi ayaa loo Magacaabay Taliyaha Qeybta Guud ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir.
Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir ayaa horay u ahaa Taliyaha Hogaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.