Laba Qof oo shacab ah ayaa lagu dilay Magaalada Marka ee xarunta Goblka Sh/Hoose kuwaas oo ahaa Dad deganaa in mud ah Magaaladaasi.
Qof shacab ah ayaa inoo sheegay in kooxo hubeysan ay dileen labadaasi ruux kuwaas oo goobta ka baxsaday dilka ka dib.
Dilal qorsheysann ayaa maali mihii danbe ku soo kordhayey Xaafada Magaalada Marka waxaana jira dilal qaargoosi qibiil ah.