Wafdi ka Kooban Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa Dhawaan Gaaray Degmada Afbarwaaqo Halkaasi oo kaga Qeyb Galeen Dhagax Dhiga Dhismaha Xaruumaha
Danta Guud ee Degmada.
Wafdiga intuu Halkaasi ku Sugnaa Waxay la Kulmeen Masuuliyiin Degmada Afbarwaaqo iyagoo ka Hadlay Hormarka Deegaanka iyo Qaabka Looga Qeeb Qaadan karo, Sidoo kale Wafdiga uu Horkacayo Wasiirka Dekada Galmudug Burhaan Warsame Cigaaal Waxaa ku Wehliyay
Wasiira Madaxtooyada Galmudug Cali Siciid iyo Duqa Degmada Gaalkayco Xirsi Yuusuf Bare,
Dhagax Dhig iyo kulan kadib Wafdigan Ayaa ku soo Laabtay Magaalada Gaalkayco ee Xaruunta gobolka Mudug Waxana Magaalada ku soo Dhaweeyay Bulshada Gaalkacyo.