DHAGEYSO WAREYSI:- Faa’iidada Soonka iyo Bisha Ramadaan

0

Iyada oo inta badan dunida Muslimka maanta laga sooman yahay ayaa waxaa Akhristayaasheena halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Cashar ka hadlaya Faa’iidada Bisha Ramadaan ay leedahay.

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ka tirsan Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay Faa’iidada Bisha Ramadaan.

 

 

 

 

 

Hoos ka Dhageyso Codka:-