DEG DEG:- Wariye ka tirsan Warbaahinta Dowlada oo Muqdisho lagu dilay

0

llah ha u naxristee waxaa gordow lagu dilay magalada Muqdisho Wariye Sagal  Salaad Cusmaan oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Muqdisho.

Warku wuxuu intaa ku daray in marxuumadaasi lagu dilay agagaarka Isbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho.

Dad ku sugnaa goobta Gabadha lagu dilay  ayaa SONNA u Sheegay in Kooxo bistooldo ku hubeesnaa ay Wariye Sagal Salaad ku dileen afaafka hore Jaamacada Plasma ee kutaala Xaafada Banaadir, kooxihii dilka geestay ayaana goobta ka baxsaday.

Xigasho Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Sonna

sagal