Dowladda Federaalka oo Gar-gaar Bani’aadanimo gaarsiisay Beledweyn,
Horjeege Al-Shabaab ah “Dulyadeyn” oo la dilay,
Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka oo dhiirigeliyey Ardeyda u fariisatay Imtixaanaadka Guud,
Hay’adda Nabadsugida ayaa dishay Madaxa Amniyaatka Al-Shabaab (Suheyb / Daauud),
Ciidanka Dowladda oo burburiyey Saldhig Al-Shabaab ee Diinsoor,
Gaari Hub & Walxaha Qarxa Saaran oo la qabtay, Shirweyne Qaran ee Horumarinta Kalluumeysiga oo Muqdisho lagu qabtay,
Mashaariic horumarineed oo laga fuliyey degmada Waajib,
Maxkamada Ciidamada oo xukunno ku riday dambiilayaashii Qaraxii Diyaaradii Daallo,
Dowladda Federaalka oo Daah-furtay Barnaamijka Tayeynta iyo Fursadaha Dhaqaalaha,
Dowladda Turkiga oo soo gaarsiiyey Dowladda Federaalka 11kun tan oo mucaawano ah iyo Taliska Ciidanka Asluubta oo Carruur darbijiif ah u fidiyey Dhaqancelin Waxbarasho 6 bilood ah.