Dagaalamayaal ka tirsan booko xaraaam ayaa lawareegay gacan ku haynta magaalada Bosso oo 1,365klm ujirta magaalada caasimadda u ah Nigeria ee abuuja.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in booko xaraam ay sinabada ula wareegeen magaaladda boosso, kadib markii aay isaga baxeen ciidamadii doowladda Nigeria.
Booko xaraam oo soo bilaabatay 2009kii waxeey galaafteen nolosha 17,000 qofood halka 2.5 million aay qoxooti noqdeen.