WAR DEG DEG:- Diyaaradaha Qumaatiga u kaca oo saaka dul wareegaya Magaalada Muqdisho iyo SABABTA

0

Magaalada Muqdisho waxaa saaka dul socda diyaarado dagaal gaar ahaa kuwa Qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helicopter kuwaasi oo dad badan ay la yaabeen.

Diyaaradaha sidaan ah magaalada loogama baran, hase ahaatee wararka ayaa waxay sheegayaan inay kasoo kaceen maraakiib dagaal oo Turkiga leeyahay kuna sugan xeebaha Soomaaliya.

Waxay sugayaan amniga magaalada Muqdisho, waxayna si gaar ah u ilaalinayaa amniga madaxweynahooda Rajab Dayib Ordugaan.