DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Shuruudo Adag Oo Lagu Xulan Doono Xildhibaannada Soo Socda

0

Malaaq C/rashiid Cali oo ka mid ah waxgaradka looga fadhiyo inay soo daartaan xildhibaannada cusub ee baarlamaanka ayaa sheegay in sheekadu markan ka duwan tahay sidii hore ee wax lagu soo xulayey.

Wuxuu sheegay in markan ay cadaaladda wax walbo ka eegayaan, ayna dooran doonin qof laaluush ama wax kale oo musq ah wata.

Malaaqa wuxuu sheegay in ka waxgarad ahaan ay doonayaan inay keenaan shaqsi dalka u keenaya nabad una adeegaya si daacad ah.

Waxa uu tilmaamay in ay dhammaataay laaluush qaadashadii, maantana ay taagan tahay yaa aqoon leh oo dadka badbaadinayan.

HALKAAN KA DHAGEYSO