Markii uu su’aalahaa kooban iyo jawabahoodii aynu qaybtii hore ee sheekada ku soo aragnay ay is waydaarsadeen ninkii insiga ahaa iyo wadadkii jinka ahaa oo afka gabadha hadalka soo marinaaya, ayuu yidhi hada kuwani Sh Xasan xagee ka soo raaceen waase imisa, Sh Xasan ayaa ku jawaabay xeebta ayey ka soo raaceen oo waxa ahaayeen iyada iyo gabadh kale markaa 42 jin ah ayaa 19 xaaskaaga soo raaceen