Faah Faahin: Diyaarad ka qeyb qaatay howlgalkii Hoteel Ambassador

0

Warar dheeraad ah ayaa wakaalada Allgalgaduud Media waxaa ay ka helysaa weerarkii lagu qaaday Hoteelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho.

Inkastoo hada maqalka rasaasta & Qaraxyada ay istaageen haana waxaa la hubin in la soo afjaray weerarka Hoteel Ambassador.

Waxaa jiray guux diyaradeed oo xalay oo dhan dadka Reer Muqdisho ay maqlayeen taas oo la sheegay in ay aheed diyaaradaha Nooca qumaatiga u kaca oo dul hee haabayey hoteelka Ambassador taa oo sheeda kala socotay dhaq dhaqaaqa goobtaasi.