DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Xildhibaan ka badbaaday Weerarkii Ambassador oo xog badan banaanka soo dhigay

0

Mid kamid ah Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya kana badbaaday weerarkii Hotel Ambasador ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay weerarkii dhacay & sidda uu uga badbaaday, isagoo si aad ah u sharaxay wixii uu indhihiisa saaray.

Xildhibaan Cabdilaahi Xaaji Dayib ayaa sheegay in uu arkayey xildhibaanada qaarkood oo la dilayo, wuxuu sheegay in uu ilaahay badbaadiyey isagga iyo koox kale oo xildhibaano ah.

Mr, Dayib wuxuu eed kulul u jeediyey laamaha Amniga ee dawladda Faderaalka oo uu sheegay in ay si deg deg ah u maareyn kareen yareynta khasaaraha ka dhashay weerarkan.

HALKAAN KA DHAGEYSO