DHAGEYSO WAREYSI:- Qof ka sheekeynaya sida ay Caawa wax ugu dhaceen Hotel Ambassador ee Muqdisho

0

Waxaa weli soconayo Rasaasta ka dhaceysa gudaha Hotelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho sidoo kale waxaa weli soconaya gurmadka ay wadaan Ciidamada amaanka ee Dowlada.

Weerarka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa burburay dhamaan goobihii ganacsi eek u yaalla hareeraha Hotelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho.

Mid ka mid ah dadka gacansiga ku leh Goobta ay wax ka dhaceen oo goor dhaw si dhib leh loogu soo saaray goobtiisa ganacsi oo ku dhagan Hotelka Ambassador ayaa Shabakada Wararka Allgalgaduud.com sharaxaad ka siiyay sida ay wax u dhaceen.

Waxa uu sidoo kale sharaxaad inaga siiyay qaabkii ay wax u dhaceen iyo sida uu Weerarku ku bilowday.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga:-