Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ee Maamulka Puntland C/wali Xirsi Indha-guran oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay sameeyeen Waax kontarooleysa Tayada Badeedacad, laga soo dejiyo Dekada magaalada Boosaaso.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in waaxdan la sameeyay ay kontarool ku sameyn doonto tayada Badeecada, Hubinta iyo Taariikhda badeecada xilliga ay dhaceyso.
Waxa uu sheegay in horey Dekada Magaalada Boosaaso si kharsoodi ah looga soo dejin jiray badeeco aan tayo laheyn laakiin mardambe aysan arintaasi dhici doonin.
Hoos ka Dhageyso Codka:-