Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho laga maqlay Qarax xoog badan oo jugtiisa laga maqlay guud ahaan Magaalada Muqdisho iyo hareeraheeda.
Qaraxa ayaa waxaa laga maqlay oo uu ka dhacay meel u dhaw Iskooska KM4 ee Magaalada Muqdisho.
Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha uu geystay Qaraxa iyo rasmi ahaan goobta uu ka dhacay.
la soco wixii soo kordha..