Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan Halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro dheeraad ah oo laga soo qaaday Afar Nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab oo Xalay lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan duleedka Magaalada Kismaayo.
Hoos ka Daawo Sawirada:-