DAAWO:- Muqdisho oo ka soo kabatay dhaawacaydii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye

0

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaa ka muuqda is-bedel weyn oo dhanka dhismaha iyo xagga ammanka ah. waxay taasi kaliftay in qurba joog baddani dalka kusoo laabtaan, waayo aragnimo iyo maalgashina la yimaadaan.

25-sano kadib magaalada Muqdisho ayaa ka soo kabaneysa bur burkii iyo daqaradii ka soo gaaray dagaaladii sokeeye ee dalka hala-keeyay.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

muqdisho-1 muqdisho-2 muqdisho-3 muqdisho-4 muqdisho-5 muqdisho-6 muqdisho-7 muqdisho-8 muqdisho-9 muqdisho-10 muqdisho-11 muqdisho-12 muqdisho-13 muqdisho-14