DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo ka warbixiyay Halka ay marayaan Howlgalka Al-Shabaab ay kaga sarayaan Gobolada dhexe

0

Gudoomiyaha Degmada Galcad ee gobalka galgaduud khadar maxumed cali wayd ayaa sheegay in dagaalada iyo howlgalada ka socda qaybo ka mid ah gobalkaasi uu yahay mid la doonayo in halkaasi looga sooro alshabaab.

Gudoomiyaha oo xiligaan dibad joog ka ah degmada galcad ayaa usheegay idaacada banaadir ee magaalada muqdisho qorshaha uga degsan maamulka howlgalada ka socda gobalkaas.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in dadka shacabka ah ay is dejiyaan dhawaana ay gacata ku dhigayaan degmada galcad iyo deegaano dhowr ah oo ay ka mid yihiin ceeldheer xarardheere iyo deegaano muhiim ah oo halkaasi ka tirsan,

Ugu dambeen waxa uu tilmaamay in la isku furayo gobalada sh.dhaxe iyo galgaduud.

HALKAAN KA DHAGEYSO