Shacabka ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa la hadlay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay ka codsadeen madaxweynaha inuu wax ka qabto xaalada gobalka.
Shacabka oo Ooynaya ayaa sheegay in madaxweynaha uu ka sii jeedo gobalka, ayaga oo sheegay ciidanka dowlada iyo kuwa AMISOM inay dhibaato badan ku haayaan magaalada.
Hoos ka Daawo Muuqaalka oo aad la ilmeyneyso sida ay u hadlayaan:-