DHAGEYSO:- Caruur mar kale Cudurka Shuban Biyood ugu Geeriyootay Sh/Dhexe iyo Maamulka gobolka oo booqday isbitaalada ada gobolkaasi

0

Deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka dilaacay Xanuunka Shuban biyoodka,iyadoo Dad badan ay Cudurkaasi u geeriyoodeen.

Dad ka badan 20 Ruux ayaa u dhintay Cudurka Shuban Biyoodka,iyadoo Boqolaal kalena ay Xanuunka  la jiifaan Gobaha Caafimaadka.

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Cali Guudlaawe ayaa maanta Booqday Isbitaalka Intar Soos oo la dhigay,waxaana uu Codsaday in Gargaar Caafimaad la soo gaarsiiyo.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay imaan doonto Magaalada Jowhar si ay u Aragto Xanuunka Dadku ay la jiifaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-