Ra’iisul wasaaraha Pakistan Nawas Shariif ayaa sheegay in dowladiisa ay aarsan doonto
Nawas Shariif oo qudbad ka jeediyey telefishenka ayaa sheegay in aragaxisad aysan kala qaybin karin dalkiisa
Waxuu tusaale u soo qaaday weeraradii ka dhacay magaalooyinka Paris iyo Brussels
Weerarkii ka dhacay magaaladda Lahore waxaa ku dhintay 70 qof
Waxaa weerarkaasi sheegtay koox ka go’day Taliban oo lagu magacaabo Jamaacatul Axraar
Dadka lagu laayay weerarkaasi ayaa waxay u badnaayeen kirishtaan xusayay ciida Easter Holiday