Wasaaradda difaaca dalka Aljeriya ayaa shaaca ka qaaday in 12-qof ugu yaraan ay dhinteen oo askarta Al-jeeriya laba kala ay ku dhawacntay kadib markii diyaaradii ay la socdeen oo ahayd Helkobatr ay kula burburtay Koonfurta Al-jeeriya.
Wasaradda war ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in dowladda baaritaan ay furi doonto sida ay wax u dhaceen sidaasi waxaa amar ku bixiyay ku xigeenka wasiirka.
Wasaaradda ayaan ka hadlin shaqada diyaarada ay waday inta ayyan bur burin.