Golaha Xukuumadda Maamul-gobaleedka Puntland waxay maanta Kulan ka yeesheen Duullaanka Alshabaab iyo Tallaabooyinka muhiimka ee looga hortagi karo Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Deegaanadda Xeebta ee Puntland.
K/S Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne-xigeenka, Enjineer C/xakiim Xaaji Cameey ayaa shir-guddoomiyey Kulankaasi oo ka dhacay magaalladda Garowe, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed looga codsaday Beesha Caalamka in Puntland laga taageero Dagaalka Alshabaab.
HALKAAN KA AQRISO WAR-MURTIYEEDKA