Dadka wadanka Jarmalka ayaa maanta u u codeynaya xisbiga talada haya ayadoo doorashadaana ay tahay mid tijaabo.
Xisbiga Angela Merkel ayaa la kulmaya loolan adag oo uu la galayo xisbiga kale ee AFD o diidan in lasoo dhaweeyo dadka magan galyo doonka ah.
Dorashooyinkaan tijaabada ah ayaaa waxaa laga codeynayaa illaa 3 gobol oo dalkaasi ku yaala.
Xisbiga mucaarada ah ayaa rajaynaya inay codad badan helaan.
Qiyaastii in ka badan hal milyan oo qof oo tahriibayaal ah ayaa tagay wadanka Jarmalka illaa iyo sanadkii hore ee 2015.